Daawo Sii ay ku Timi Xorriyaddii 26 June 1960-kii iyo Dhaxalkii Somaliland Ka Heshay Midnimadii Soomaaliya

Hargeysa (OWN)- Xarunta madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa Xalay lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu xusay sannad-guurada 62-aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska oo ku beegnayd 26-kii June 1960-kii.

Qiimaha ay Maalintani ugu fadhido Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Somaliland iyo Hungowgii ka dambeeey ee midnimadii Soomaaliya, waxa aanu ku soo qaadanaynaa barnaamij laga diyaariyey oo xambaarsan xog-warran lala yeeshay haldoorka Somaliland qaarkood.

Muuqaalka Hoose ka Daawo Barnaamijkan oo dhammeystiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker