Faysal Cali Waraabe oo Kulan la Yeeshay Qaar ka Mida Ra’iisal wasarayaashi Somaliya

Faysal Cali Waraabe ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee Puntland Abdiweli Gaas, Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Abdirashiid & Ra’iisalwasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Ridwaan M. Xirsi, oo kamid ah musharraxiintii Madaxweyne ee Soomaaliya.

Illaa hadda Xisbiga Ucid faahfaahin kama bixin ujeedada kulankan oo Kenya ka dhacay sida caadiga ahna Faysal, markasta ayuu la kulma Madaxda dawladda Soomaaliya balse cidna uma sheego natiijada kulamadiisa.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker