Musuqa Shaqooyinka

Waxaa loo baahan yahay xil economy policy planning ah, qof shahaadadiisu ahayd economy policy planning wuu waayayaa, waxaa helay ayaa la odhanayaa qof shahaadadiisu ay education tahay. Shaqadii dhaqaaleyahan (economist) u baahnayd waxaa haya ayaa lagu odhanayaa qof sharciga bartay (lawyer). Garsoorkeena waxaa fadhiya qof aan shahaado sharci sidan oo dad kala xukumaya. Intaaba Hargeysa ayaa laga helaa iyo in ka badan oo aanan tixi karin.

Dulmigu wuu xun yahay qofka si fiican wax u bartay ee aan haysan oday ama wasiir shaqada ka wasteeya Hargeysa aqoontiisa kuma meel mari karo:

Qof kasta oo la dulmay ama dulmi tirsanaya laba arrin ayaa la gudboon;

1. In ay Alle weydiistaan inuu soo dadajiyo dawlad cadaalad ah waayo, samada waa laga aqbalaa qofka la dulmay.

2. Ama in ay hadlaan oo aflagaado iyo cayba isugu daraan nidaamka iyo madaxdaba waayo, afxumadu cidna uma banaana ilaa qof la dulmay mooyee.

 

 

Imaam Cabdiraxmaan Cismaan

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker