UK Oo Joojisey Taageeraddii Dhaqaale Ee Ay Siin Jirtay Ciidanka Booliska Ee Somaliland.

Boqortooyadda UK Oo Si Rasmiya U Joojisey Taageeraddii Dhaqaale Ee Ay Siin Jirtay Ciidanka Booliska Ee Somaliland, Kadib Falalkii Lagu La Kacay Isbahaysiga Xisbiyadda Mucaaridka Ah Ee WADDANI Iyo UCID.
Xukuumadda Ingiriisku Waxay Sheegtay Inay Amaanka Somaliland Ay Miisaaniyad 36.5% Ahaan Ku Taageeri Jirtay. Wixii Hadda Ka Dambeeya UK, Ayaa Shaacisay Inay Joojisey Taageeraddaas.
Dhawaaqa Ka Soo Yeedhay Xukuumadda UK, Ayaa Somaliland Ku Ah Jug Weyn Oo Soo Gaadhay kaalmaddii Caalamiga Ahayd Ee Ay Xukuumadda Biixi heli Jirtay. Iyaddoo Dhanka kalena Ay Muujinayso Sidda Caalamku Indhaha Ugu Hayo Waxa Muddooyinkii U Dambeeyey Ka Socday Guddaha JSL.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker