Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo La Kulamay Safiirka Finland

Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa Maanta magaaladda Hargeysa kula kulmay Safiirka Dalka Finland.
Kulanka ayaa lagaga hadlay arimaha doorashooyinka iyo Doorka ay International Community ku yeelan karaan xal u helida Xaaladda Cakiran ee Xukuumaddu dalka galisay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker