Madaxweynaha Ukraine oo dalab u diray Midowga Yurub

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa kulan la qaatay Hoggaamiyeyaasha afarta dal ee Jarmalka, Faransiiska, Talyaaniga iyo Romania oo ka tirsan Midowga Yurub, kuwaasi oo booqasho ku tagey Caasimada Kyiv.

Shir jara’id oo ay qabteen Madaxda,  ayuu Zelensky ka sheegay in duulaanka Ruushka ka dhigan yahay gardaro ka dhan ah Yurub oo dhan, isla markaasna ay u baahan yihiin hub badan si loo xoreeyo Goobaha uu Ruushku qabsaday.

Waxa uu sheegay in Madaxda Midowga Yurub uu kala hadlay rajada laga qabo in cunaqabatayn dheeri ah lagu soo rogo Ruushka, si loogu cadaadiyo joojinta dagaalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker