Siyaasiyiin Iyo Wariye Yaal khamiistii hore La Xidhay oo Maanta la Horkeenay Maxkamada.

Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa saaka la hor keenay masuuliyiinta Xisbiga WADDANI iyo wariyeyaal ilaa Khamiistii hore ku xidhnaa jeelka Mandheera.
Maxkamadda ayaa masuuliyiintan u jartay 7 cisho oo rumaan ah (xabsi ku sii hayn).
Musharraxa madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Cirro, guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo madaxda kale ee xisbiga ayaa goobjoog ka ahaa maxkamadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker