Musharax Cirro oo Ka guuraay Gurigii xalay lagu Weeraray

Musharax Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka guuray gurigii uu ka degnaa magaalada Hargeysa kaas oo ku yaalay xaafada Shacabka .

Gudoomiyaha ayaa u guuray Xaafada Bariga magaalada Hargeysa .

Masuulyiin ku ag dhaw musharax Cirro ayaa sababta inuu guuro keentay noogu soo koobay oo kaliya sabab Amni darteed .

Dhawaan ayay aheyd markii Musharax Cirro sheegay in Madaxweyne Biixi uu qorsheeyey isku day dil oo isaga lagu sameeyo .

Somaliland waxaa ka taagan khilaaf culus oi ku saabsan arimaha doorashooyinka kaas oo aan la garan karin halka uu gaadhi dooni.

Xigasho Ilaysnews

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker