Madaxweynaha Somaliya oo Magacabay Ra’iisal Wasaarihiisa

Dr Xamse Cabdi Barre ayaa noqday Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xamse oo ah nin aan siyaasadda ku cusbanayn waa 48 jir sannadkii 1974 kii ku dhashay Magaalada Kismaayo. Wuxu soo ahaa bare iyo nin si weyn uga soo shaqeeyey dhanka Waxbarashada. Isaga oo soo noqday xoghayihii guud ee Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Waxa uu hadda ka mid ahaa xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker