Hogaanka Xisbiga Waddani oo Booqday Masuul Xisbigaasi oo La Dhawacay

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan, Musharraxa Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo musharraxa madaxweyne xigeen Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa hoygiisa ku bookhday Mudane Muniir Axmed Cigaal lataliyaha arrimaha saxaafadda ee musharraxa madaxweynaha Xisbiga.

Muniir ayaa khamiistii ku dhaawacmay rasaas boolisku ku riday isu soo bax nabadeed oo madaxda iyo taageerayaasha Xisbiyada mucaaradku ku dalbanayeen in doorashada madaxtooyadu wakhtigeeda ku qabsoonto.

Masuuliyiinta ayaa Mudane Muniir ka waraystay xaaladdiisa caafimaad, islamarkaana Illaahay uga beryay caafimaad buuxa oo degdeg ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker