Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo La Xidhay

Maxamed Xaaji Yuuusuf (Waabeeye), oo ka mid ah guddoomiye ku-xigeennada Waddani ayaa goor dhawayd lagu xidhay Saldhigga dhexe ee Hargeysa.

Hore Waxa loo Xidhay Axmed X.Cumar Xamarji oo ka mid ah Guddoomiye Ku Xigeenada Xisbiga Waddani

Xadhigan ayaa Ku Soo Beegmaya Xili Dhex dhexadin laga Dhex Wado Mucaaradka iyo Xukumadda Taasi oo ay  Mucaaradku ku Baajinayeen Mudaharaadkii ay Sabtida U balan Sanaayeen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker