Maxaa Kala Qabsaday Wasiirada Xukuumada & Saxaafada Somaliland ~ “Qof Sabool ahi Saxaafada Ma Barto”

Hargeysa (OWN)- Xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay Saxaafadda Madaxa-bannaan ee Somaliland qaarkood, waxaanay ka wada-hadleen doorka saxaafadda ee ilaalinta waddaniyadda iyo gudashada waajibaadka ay Qaranka ugu xil-saaran yihiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker