Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha ,, Xidiga Leon Bailey iyo Suuqa Kala Iibsiga

Daawo: Halyeygii Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa qirtay sida uu u jecel yahay hab-difaaceedka xiddiga Liveprool ee Virgil Van Dijk oo Reds ka caawiyey inay ku guuleysato Champions League iyo FIFA Club Wold Cup, sidoo kalena qarka u saaran hanashada Horyaalka Premier League oo jamaahiirta Reds ay isku diyaarinayaan dabbaal-deggiisa markii ugu horreysay muddo soddon sannadood ah.

 

Laacibka Mucjisada ah Leon Bailey

 

Hadaba Xidiga Reer Jumaica ee Leon Bailey Waxaa uu Muddo U Ciyaarayay Kooxda LIVERKUSEN Falanqaynt ku Saabsan Ciyaar yahankan Halkan hoose ka Daawo:

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker