“Xeer 14, inuu ansax yahay waxa kuu cadaynaya, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada” Sheekh Saleeban Siciid

Siyaasi Sheekh Saleeban Sicid cali oo maanta Warbaahinta kula hadlay ayaa Ka Hadlay Muranka Siyaasadeed ee Dalka ka Jira iyo Ansixinta Guddiga Diwaangalinta Ururada Siyasada oo Shalay La Ansixiyaay Waxan uu Yidhi.

“Xeer 14, inuu ansax yahay waxa kuu cadaynaysa, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ayaa adeegsaday markii uu ansixinayay Xubnihii Hadhay Guddida Furista Ururada”

“52 Xildhibaan ee Ansixiyay Guddida Diiwaangalinta Ururadu waxay cadaynaysaa in Xildhibaanadu ay Diyaar yihiin Furista Ururada Siyaasada” Sheekh Saleebaan Siciid Cali

Sidoo kale waxa uu ka hadlay Madaxdhaqameedka ay Mucaaridku Dabada ka Riixayaan.”Siilaanyo oo in Badan Mucaarad ahaa, oo dhawr jeer lagu kordhiyay wali lama hayo isaga oo Caaqil ama Suldaan soo kicinaya” ayuu yidhi Sheekh Saleebaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker