Wiil Yar oo Laba Sano Jir ah oo Abiihii Dilay

Wiil yar oo laba sanno jir ah ayaa si lamafilaan ah u toogtay abiihiisa, isagoo kucayaaraya bastoolad.

Bastoolada ayaa la sheegay in ay xabadda raacsaneyd sidaana ay ku dhacday in wiilkan yar uu si aan ulakac ahey ku dilo aabihiisa.

Wiika yar ayaa la sheegay in uu ku cayaaray bastooladda, hooyadda wiilka ayaa lagu eedeeyay in dayacday hubka, oo ku guul dareysatay inay caruurta ka qariso.

Bishii la soo dhaafay ayay aheyd kadib markii abaahan hada dhintay Reggie Mabry, oo 26 jir ah uu mid kamid ah wiilashiisa oo isna seddex sanno jir ahaa uu isna si lama filaan ah ay xabad uga fakatay taasi oo keentay in Booliska ay ruqsada hubka kala nooqdaan sida ay sheegeen xafiisaka Sheriff County Orange County.

Marie Ayala, oo 26 jir ah, ayaa lagu soo oogay dambiyo ay ka mid yihiin dil, iyo haysashada hub aan sharci aheyn, sida ay masuuliyiintu sheegeen. Waxa ay muteysan kartaa 15 sano oo xarig ah hadii lagu helo dambiga dilka ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker