Wadooyinka Muqdisho oo La Xidhay

Wadooyinkii waa weynaa ee magaalada Muqdiaho ayaa xalay la xidhay taasi oo sababtay in uu Saaka Hakad galo isku socodka magaaladu.

Tan iyo intii uu xilka la wareegay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya waa markii ugu Horaysay ee la xidho Jidadka waxaanay kusoo beegmaysaa xili ay soo dhawdahay caleemo saarki Madaxweynahu iyadoo ay muqdisho kusoo qulqulayaan Wufuuda caalamiga ah ee ka soo qayb galaysa xaflada caleema saarku.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker