Is-rasaasayn Ka Dhacday Deegaanada Ka Tirsan degmada Ceel-Afweyn

Wararka ka imanaya deegaano ka tirsan Degmadda  Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Rasaas goosgoos ahi ka dhacayso caawa (xalay) fiidkii.

Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Ceel-afweyn oo dhowaan ay ku dirireen Laba beelood isla markaana lagu khaarajiyay Laba sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka somaliland gaar ahaana Taliyayaashii Xabsiga Garadag ayaa laga soo sheegayaa in Is rasaasayni dhex martay laba dhinac.

 

Wararka ayaa intaas ku daraya in la weeraray niman tukanaya salaadii Cishe, balse waxba ma gaadhin ilaa hadda oo rasaas googoosi socoto cid wax ku noqotay lama sheegin, khasaaraha dhabta ahina dibuu ka soo bixi doonaa.

 

Wixii warar ee soo kordha kala soco Oodweynenews

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker