Daawo:-Wariye Abwaan Cali Seenyo Oo Laga Hor Istaagay Inuu Somaliland Soo Galo Iyo Eedeymo Culus Oo Uu U Jeediyey Taliye Fadal.

Hargaysa-(OWN)-Saxafi   Abwaan Cali Acmed Raabi Cali Seenyo ayaa maalintii shalay aheyd laga celiyey in uu Somaliland ka soo galo dhinaca xaduudka Jabuuti ee Lowyacado, waxaana uu Abwaanku sheegay in ay u dhameys tirnaayeen dhamaan sharciyadii uu dalka ku soo galaayey,

Abwaan Cali Seenyo ayaa waxaa uu sheegay in uu diiday in uu dalkiisa soo galo taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman isaga oo Cali Seenyo eedihii ugu cuslaa u jeediyey Taliye Fadal,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker