Guddoomiyaha Urursiyasadeedka Jiilka Cusub oo si Adag uga Hadalay Kulankii Madaxweynah iyo Qaar Ka mida ururada Siyaasada

Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Jiilka Cusub Cabdirashiid Xasan Mataan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xidhiidh ka dhexeyo Xukumadda Somaliland iyo Qaar ka mida Ururada Siyaasada ee Xalay kulanka la qaatay Madaxweynah Cabdirashiid Xasan Mataan oo Arimah ka hadlaya ayaa Yidhi.

“Kulankii xalay ururada qaarkood looga yeedhay madaxtooyadu wuxu tooshka ku sii shiday sida ay xukuumadda ugu kala dhow yihiin ururadu.
Laakiin kuma ay xisaabtamin in Shacabka codka bixinayaa intaa fahamsan yihiin”

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker