Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika ayaa Soo Saaray War ka Duwan Kii ay Shalay soo Saaren

War kale oo maanta ay soo saareen Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika ayaa u muuqda mid si weyn uga duwan qoraalkii shalay.

Maraykanka ayaa Somaliland ku ammaanay doorkeeda adkaynta xasilloonida gobolka iyo horumarinta nabadda iyo Dimuqraadiyada.

Sidoo Kale Taliska Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa sheegay inay aad u daynayaan inay wada shaqeyn dhow la yeeshaan Somaliland gaar ahaan danaha labada dhinac sida ladagaalanka Xagjirnimada, Budhcad badeeda iyo ka ganacsiga dadka.

Hawlgalka AFRICOM waxa ay sheegeen inay xidhiidh iyo wada shaqayn la yeelanayso Ciidanka Millateriga iyo Ciidanka Ilaaladda Xeebaha ee Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker