Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani oo dhalinyarada Heegan Galiyaay

Musharax madaxweyne ee Xisbiga Waddani oo maanta Kulan iskugu yeedhay dhalinyarada ayaa sheegay inay heegan galaan maalinta uu siidhiga u afuufana ay iskugu yimaadan.

“Doorashadii 2017 waxaan u tudhay Qaranka iyo mustaqbalkiina waxaanan ka hor imid dareenkiinii Maanta waxaan idinku hoggaaminayaa shucuurtiina waana marka aan siidhiga idiin Afuufo.. “ Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker