Somaliland iyo caasimada Hargaysa waa lagu kala adkaaday run ahaantii, xisbi ahaan iyo siyaasad ahaanba.

Ninkii Maayar Mooge dhamaan wixii uu shaqo iyo arin hayayba waa lagala wareeegay waxna
Kharbudaad baa laga galiyay.
1. Maamulkii dhulka iyo siyaasadii bixinta iyo sharciyaynta dhulka waa lagala wareegay.
2. Mashruucii dib u dhiska suuqa waaheen
Isna waa lagala wareegay, sidoo kale waxa
Lagala wareegay maamulkii lacagta ee gudida gurmadka, amarka lacag bixintana waxba kuma laha.
3. Mashaariicdii JPLG iyo kabkii horumarinta caasimada isagana waxay u muuqataa in aanay gacantiisa ku jirin.
Kaliyaata Mooge waxaa gacantiisa ku jira
Waxoogaa yar oo cashuur maalmeed ah, Intaas ayaanu wax ku qabtaa balse hadana intaas wuu iska sii dhiibayaa.
Maalintii u danbaysayna waxa lagaga yeedhsiiyay afar Jeer mise sadex jeer “walaahi daacad baan Idiin ahay”
la idinka xisaab ee miskiinka la saayira.

Waxa qoray Saadiq Maxamed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker