Wasiirka difaaca Israa’iil oo sheegay in Xamas ay gashay khalad aad u weyn

Wasiirka difaaca Israa’iil ayaa sheegay in Xamaas ay bilaabeen dagaal ka dhan ah Israa’iil.

Yoav Gallant ayaa bayaan uu soo saaray ku yiri: “Xamas waxay saaka samaysay khalad weyn, waxayna bilaabeen dagaal ka dhan ah dawladda Israa’iil”.

Wuxuu intaas ku daray in ciidamada IDF ay “goob walba kula dagaalamayaan cadowga” iyo “Dowladda Israa’iil ay ku guuleysan doonto dagaalkan”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker