Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaaladda Hargeysa

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda Ethiopia Axmed Shide ayaa soo gaadhay Magaaladda Hargeysa, kuwaas oo ka soo ambo baxay Magaalo madaxda Ethiopia ee Addis Abababa.

Ujeedada Waftigan oo ah xog’ogaal u noqoshada mashaqadii ka dhacday suuqa Wayn ee Hargeysa oo uu xalay dab qabsaday ayaa ka soo degay garoonaka diyaaradaha ee Egal.

Waftigan ayaa kormeeri doona Suuqa Waaheen ee xalay gubtay, kaas oo sidoo kale ay damintiisa ka qayb galeen gurmad uu hor kacayay Hogaanka Nabad galyadda deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker