Minneapolis oo oggolaatay baahinta codka sare ee aadaanka salaadaha


Golaha Deegaanka magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota, ayaa Khamiistii meelmariyay xeer oggolaanaya in masaajidda Minneapolis si rasmi ah looga adimo salaadaha, iyadoo codka banaanka laga maqlayo.

Go’aanka Golaha Deegaanka ayaa waxaa soo dhaweeyay jaaliyadda iyo culimada Soomaaliyeed ee gobalka Minnesota.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker