Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inuu Sheekh Aadan Sunne Tagay Koonfurta Soomaaliya
Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inuu Sheekh Aadan Sunne, Tagay Koonfurta Soomaaliya, Odayaasha Beeshiisanna Digniin Ayey U Dirtay.
Sheekh Aadan Sunne Iyo Dhammaan-ba Qoyskiisa, Ayaa Maalmihii U Dambeeyey Maqnaa, Iyagoon Laga War Haynin Meel Ay Sugan Yihiin.




