Shil Ka Dhacay Degmada Abdaal Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

ALLE ha u naxriistee Hal Qof ayaa ku geeriyooday, mid kalena waa ku dhaawacmay Shilgaadhi oo ka dhacay degmada Abdaal.

Qofka dhaawacmay ayaa ah dirwalkii gaadhiga wadey, kuwaas oo ku sii jeeday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker