Ciyaaryahanka Real Madrid Ee Benzema oo ka saaray PSG koobka kooxaha horyaallada Yurub

Kooxda Real Madrid ayaa xalay u soo gudubtay wareegga Siddeedda ee koobka kooxaha horyaallada Yurub ee Champions League, kadib markii ciyaar ka dhacay garoonka Santiago Bernabéu Stadium ay 3-1 ku dirtay kooxda PSG ee waddanka Faransiiska

Weeraryahanka Real Madrid Karim Benzema ayaa dhaliyay saddexda gool ee Madrid, halka goolka qura ee PSG uu dhaliyay Kylian Mbappé oo taageerayaasha caasimada Spain ee Madrid ay filayaa inuu kusoo biiro xilli ciyaareedka soo socdaa.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker