Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Biixi Iyo Musharax Cirro?

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi & Murashax Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro, ayaa maanta markale ku kulmay Hargeysa. Labada Masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka & hanaankii loo dardar gelin lahaa. Waxaa laysku afgartay in hore loo wado tallaabooyinka loogu dhowaanayo dimuqraadiyada iyo doorashooyinka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker