Madaxweyne-ku-xigeenka JSL oo $34500 ku wareejiyey Maamulka gobolka Buuhoodle

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee gurmadka abaaraha, ayaa qaadhaan lacageed oo gaadhaya $34500 (Afar iyo soddon kun iyo shan Boqol) oo doollar oo ay xukuumaddu kaga qaybqaadanayso taakulaynta abaaraha ku wareejiyey maamulka gobolka Buuhoodle.
Munaasibadda wareejinta deeqdan oo ka qabsoonta degmada Qorilugud ee gobolka Buuhoodle, ayuu madaxweyne-ku-xigeenku ku faray maamulka gobolka iyo degmooyinka hoos yimaaddaba inay bulshada abaartu hayso la gaadhaan biyo degdeg ah oo ay harraadka kaga baxaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker