Kooxda Liverpool oo ku guulaysatay koobka Carabao Cup markii 9aad taariikhdeeda

Kooxda kubadda cagta waddanka Ingiriiska ee Liverpool ayaa ku guulaysatay koobka xidhiidhka raabidada naadiyada Ingiriiska ee loo yaqaano Carabao Cup kadib markii ay Rigoorayaal 11-10 kaga guulaysteen kooxda Chelsea. Liverpool ayaa noqotay kooxda koobkan ugu badsatay kooxaha Ingiriiska kadib markii ay imika qaadatay koobkeedii 9aad.
Arrinka xiisaha leh ayaa noqday in 21 rigoore la iska dhaliyey kulankan. 11kii Liverpool waa ay wada dhashadeen halka goolhayaha Chelsea laad ku laaggiisii ugu dambeeyey uu cirka mariyay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker