Ruushka Oo Laga Laabtay Marti-gelinta Ciyaarta Finalka Champions League ee 2021/22 iyo Sababta?

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaciyay in Ruushka laga laabtay marti gelinta finalka Champions League ee 2021/22 ka dib markii ay duulaan ku qaadeen Ukraine.

Waxaa la xaqiijiyay in garoonka St. Petersburg laga qaaday marti galinta Final-ka tartanka xilli ciyaareedkaan.

UEFA ayaa sheegtay in final-ka tartanka champions league lagu qaban doono caasimadda dalka France ee Paris.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker