Wefti ka socda Baarlamaanka UK uu hoggaaminayo Xildhibaan Gaven Williamson oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey.
Wefti sare oo ka socda Baarlamaanka Dalka Ingiriiska oo uu hoggaaminayo Xildhibaan Gaven Williamson oo hore qaddiyadda aqoonsiga JSL u geeyey baarlamaanka UK ayaa dalka lagu soo dhaweeyey.
Weftigan xildhibaannada Ingiriiska ah ayaa waxa madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL, xildhibaanno iyo masuuliyiin xukuumadda Somaliland ka tirsan.








