Ururka SOLJA Oo War Kasoo Saaray Tebinta Wararka Abaaraha iyo dadka jilicdasan
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa wariyayaasha ku boggaasiyay shaqada ay bulshada u hayaan iyo soo tabinta warbixinada abaaraha iyo dadka jilicdasan, iyo sicir’bararka dalka saameeyay.
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ururka suxufiyinta Somaliland ee SOLJA, ayaa u dhigna sidan:–





