Beelaha Hawiye Oo Baaq ku Aadan in aan la dilin Maxamed Qoor oo ku xidhan Hargeysa u Diray
Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo si adag uga hadlay amar dil toogasho ah oo ay Somaliland ku riday nin kasoo jeeda Beesha Habar Gidir oo ku xidhan Magaalada Hargeysa.




