Maxaa Ka Jira In Weerar Loo Gaystay Gaadhi uu Leeyahay Dr Gaboose?

Koox aan weli haybtooda la aqoonsan ayaa Burburiyay Gaadhiga Siyaasiga weyn ee Dr- Maxamed Cabdi Gabboose,
Ka dib markii uu xalay ka soo baxay Shir weyn uu Hotel Adam’s ee Hargeysa uu kula lahaa Madaxda-dhaqanka, Ganacsato iyo Aqoonyahano ee Beesha Degta Koonfurta Hargeysa iyo Degmada Sallexlay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker