Gabadh Xijaab Xidhan Oo Ka Yaabsatay Cunsuriyiinta Hinduuga dalka Hindiya
Gabadh Hijaab Xidhan Oo Ka Yaabsatay Cunsuriyiinta Hinduuga Dalka Hindiya kadib markii ay buuq iyo qaylo kala horyimaadeen kaasoo ay kaga soo horjeedaan xijaabka islaamka, laakiin Gabadhan yar ee ardayada ah ayaa muujisay geesinimo iyada oo kala hortay kalmado ay ka mid yihiin Allahu Akbar.
Dhacdooyinka soo noqnoqda ee foojignaanta iyo hadalada nacaybka ee ka dhanka ah muslimiinta Hidiya ayaa sii fogeeyay gefafka diimeed waxayna horseedeen kor u kaca kooxo cod leh oo ay hogaamiyaan dadka laga tirada badan yahay kuwaas oo xaqiijinaya xaqa ay u leeyihiin xoriyada diinta.




