Amniga Guud ee Magaalada Hargeysa Oo Aad Loo Adkeeyey,
Amniga guud ee magaalada hargeisa ayaa caawa aad loo adkeeyey, waxaana jira ciidamo boolis ah oo lagu arkayo inta badan wadooyinka waawayn ee magaalada iyagoo baadhaya gaadiidka iyo dadka saaranba .
Laamaha amaanka ayaan faahfaahin ka bixin hawlgalkan , balse xogo aanu helnay ayaa xaqiijinaya in hawlgalkani qayb ka yahay kor u qaadista amniga guud ee dalka.





