Nin Hubaysan oo Dil iyo Dhaawac ka gaystay magaalada Heidelberg ee dalka Jarmalka

Nin hubeysnaa ayaa dhowr qof ku dhaawacay hoolka Jaamacadaha ee magaalada Heidelberg ee dalka Jarmalka, sida ay sheegeen booliska dalkaas.

Booliska ayaa sheegay inuu dhintay ninka weerarka gaystay oo haystay “Qori dheer”, waxaana howlgal ballaaran oo ay ku jiraan kuwa gurmadka uu hadda ka socdaa xaafadda Neuenheimer Feld ee magaaladaas.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker