Ikraan Tahliil Hooyadeed “Ma dhici karto in Fahad Yaasiin uu Beledweyne yimaado,”

Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil ayaa ku hanjabtay in aauu magaalada Beledweyne tegi karin Taliyihii hore NISA Fahad Yaasiin oo doonaya inuu kamid noqdo musharaxiinta u tartamaysa kuraasta golaha shacabka, iyadoo uga digtay inuu yimaado magaalada Baladweyne.

Hooyo Qaali Guhaad ayaa sheegtay in gabadheeda iyo iyadaba ay ka soo jeedaan beelaha ugu waaweyn ee dega gobolka Hiiraan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker