Raysal wasaare ku xigeen Mahdi Guuleed oo u jawaabay Boqor Buurmadow, Siyaasiyiin Kale

Raysalwasaare ku xigeen Mahdi Guuleed oo u jawaabay Boqor Buurmadow, Siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed Somaliland ka soo jeeda oo Muqdisho ku sugan oo eedeymo u jeediyay Raysalwasaare Rooble ayaa yidhi,
“Raysalwasaare Rooble iyo Beesha uu ka dhashay ee Habargidir waxa ay naga mudan yihiin ammaan iyo boggaadin, waxaana diyaar u nahay in aan xaalmarin siino”.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker