DAAWO War-Murtiyeed Kasoo Baxay Shir Ay Beelaha Gadabuursi Ee Awbare Ay Qabsadeen
Waxaa laga soo saarey War murtiyed Lix qodob ka kooban shirkii beelaha gadabuursi ee ka socdey deeganka Awbare ee dawlad deeganka Soomalida Itoobiya, Halkan Hoose Ka Akhriso War Murtiyeed-ka qaybta ugu muhiimsan.