DAAWO Madaxweynaha Jabuuti Oo Safar Saddex maalmood ku tagay dalka Kenya.

Nairobi(OWN)- Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa safar qaadanaya saddex maalmood ku tagay dalka Kenya.

 

Madaxweyne Geele ayaa waxa madaarka ku soo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma iyo masuuliyiin kale, waxaanay booqashadiisu ka dambaysay martiqaad uu u diray madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyata.

 

Madaxweyne Geele oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, waxa la filayaa inuu kulan la yeesho madaxweyne Uhurru Kenya. Madaxweyne Kenyata ayaa xalay bartiisa twitterka ku qoray qoraal soo dhawayn ah oo uu madaxweynaha Djibouti ku soo dhawanaynayo dalkiisa Kenya.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker