Aas Loo Sameeyey Dhalinyaro Somali Ah oo Lagu Dilay Columbus Ee Mareykanka

OHIO(OWN)- Laba wiil oo dhalinyaro Somali ah oo Sabtidii lagu dilay magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ayaa lagu aasay isla Magaaladaasi.

Labadan oo wada saarnaa hal gaari, ayaa waxaa toogtay rag hubaysan oo hal qaab u dilay labadooda, kuwaasi oo ka baxsaday goobta dilka ay ka gaysteen.

Booliska oo goobta yimid ayaa qaaday maya kuna wargaliyay laamaha ammanka in la dilay labadhalinyara ah oo wali aan la hayn dadkooda waxaase maalin kadib ogaaday eheladooda oo lagu wareejiyay.

Maanta ayaa lagu aasay Qabuuraha Muslimiinta ee Columbus Ohio waxaana ka soo qabgalay dad aad u baddan oo ka murugsan Dilalka loo geystay dhalinyaradaasi.

 

 

Labada dhalinyarada ah ee dilalka loo gaystay ayaa lagu magacaabi jiray C/laahi Sacid Sharif  oo 30 jir ahaa & Cabdiqaaliq  Sacid Maxamed oo 20 jir ahaa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker