” Waxaanu Maanta Daahfurnay Dib u Cusboonaysiinta iyo Casriyaynta Map-Ka Caasimadda “
Waxaanu Maanta Daahfurnay Anagoo Kaashanayna Shirkadda Geosol Adeega Dib u Cusboonaysiinta iyo Casriyaynta Map-Ka Caasimadda Anagoo Adeegsanayna Laba Diyaaradood oo ah Nooca aan Duuliyaha Lahayn ee Drones-Ka oo Casri ah.