Wasiir Maxamed Kaahin Oo Maanta Safar Caafimaad Ugu Baxay Imaraadka Carabta.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin, ayaa maanta socdaal ugu baxay waddanka

Wasiir Kaahin, ayaa waddankaasi u tegaya baadhitaan Caafimaad kadib markii dabayaaqaadii bishii hore la dhigay Cisbitaal ku yaalla Hargeysa xaalad Caafimaad aw-geed.

Wasiirka ayaa hadda xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay, maalmihii la soo dhaafayna shaqada wasaaradda ayuu ku jiray balse waxa uu soo mari doonaa sida la sheegay baadhitaan guud.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker