Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Ee DDSI Oo Kulan ku yeeshay magaalada Wajaale.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethopia ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalo xuduudeeda Wajaale.
Kulankan labada Taliye Yeesheen ayaa ka qabsoomay dhinaca xuduuda Somaliland.

Geesta kale waxa kulankan Taliyaasha ku wehelinaayey Safiirka Dawalada Ethopia u fadhiya Somaliland.
Labada Taliye ayaa ka wada hadley sidii loo xoojin lahaa ka wada shaqaynta Nabadgalyada iyo iskaashiga labada Dawladood ee Dhinaca Amaanka.

May be an image of 1 person and standingMay be an image of 3 people, people sitting, people standing, suit and indoorMay be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 2 people, people standing and outdoors

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker