Xuuthiyiinta yemen Oo Duqeeyay Kaydka Shidaalka Ras Tanura Ee Bariga Sacuudiga

Dowlada Sacuudiga ayaa kooxda reer Yemen ee Xuuthiyiinta ku eedaysay duqeyn Axadii shalay lala beegsaday kaydka shidaalka ee ku yaal dekada Ras Tanura ee Bariga Boqortooyada Sacuudiga.

Ma jirin khasaaro weyn oo ka dhashay weerarkaasi oo loo adeegsaday Drone bamam  lasoo saaray sida ay sheegeen warbaahinta Sacuudiga.

Goobtaasi la duqeeyey oo kamid ah xarumaha ugu muhiimsan ee kaydka batroolka ee shirkada Sacuudiga Aramco, waana weerarkii ugu weynaa oo sanadkan lala beegsado xarumaha shidaalka ee Sacuudiga.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker