Muuse Bixii Bari Diid inuu Taago, Toosiin Qaran Diid, Talo Wadaag Diid

Tolow Madaxweyne Muuse Bixii Maka faa’iideysan doona tallooyiinka khibrada waayo-aragnimo ee diblomaasi Siyaasi Cumar Carte!

Somaliland Doorasho Ma muuqato dhegaha bulshada waxa ku badtay ilaalinta amniga, Amniga Gobolada Bari xiisado Colaadeed ka alsoon. .

Madaxweyne Bixii Cabdi xiisada siyaaseed ee alsoon doorasho diid cad wada tashi la’aan xagee buu ku socoda ?

Dalkii mideysnaa  kala kici kala tuur tamar waxaynu ku lahayn wadatashi qaran goleyaal asxaab xukuumad mid gudaha iyo dibedaba.

Prof Axmed Samatar iyo walaac iyo niyad jab ka qaad hogaaminta Muuse Bixii Cabdi.

Madaxweyne Siilanyoiyo madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin yaab ku maqan yihiin shacabkii kala qaybsan.

Xusbiyada Mucaaridku Xisbiga Ucid iyo Wadani tubta toosan Hayaan madaxweyne Muuse Bixii keli toosanee iyo shacabku hays barto isku da,
Shirka qaran ee dhawaan qabsoomi hogaaminayaan Xisbigga Ucid taageero buuxda siiyaa shacabkow iyo Xisbiga Wadani ku casuumi doonan siyaasiin faro badan madaxbanaan Haldoorka dalkeena madaxweynayaashii horree kuxigeenadoodii.

Mdaxweyne Muusow Dalkii dimoqraadiyadda ahaa  laggu wareejiyey nidaam Militiri ku socodaa  ka fiirso.

image.png

Cali C/laahii Ismaciil Dheeg

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

Wales, UK.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker