Mudaharaad ay dhigeen Soomaalida Qaxootiga ku ah Dalka Jarmalka

Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Germany ayaa dhigay bannaabax ay kaga cabanayaan tallaabooyinka dowladda Germany ay ku sheegtay inaysan aqoonsaneyn wax kasta oo document ah oo dadku ay ku caddeynayaan Soomaalinamadooda ee soo baxay waxii ka dambeeyay 1991-dii.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker